Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad ka aloosneyd magaalada Baladweyne (Akhriso)

Waxaa maanta heshiis horudhac ah laga gaaray colaad labo beel oo walaalo ah ku dhax martay deegaano kuyaala  duleedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, colaadan ayaana sababtay khasaaro badan oo isugu jira naf iyo maal. Wafdi isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano dowlada federaalka Soomaaliya u dirtay magaalada Baladweyne ayaa ugu dambeyn ku guuleestay in heshiis … Continue reading Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad ka aloosneyd magaalada Baladweyne (Akhriso)